Xirirka u dhaxeeya Farmaajo iyo Ganasato Alshabab ee ku kala nool Australia iyo Jubbaland oo la ogaaday !

0

Waan idin kal garan waynee Guuleysta Oraahdan ayaa Somaalidu waxay ugu Yeeraan Markii Qofka la kala Garan waayo in Uu Xabiib Yahay Iyo In Uu Cadow Yahay sidaas waxaa Yiri Mid ka ah Hayaddaha Sirdoonka U Qaabilsan Daba Galgalka Qurba Jooga ku Milma Kooxda Alshaab oo Magaciisa la yiraahdo Col.Saylici Yusuf.

Alshabab ayaa amni Daro weyn Ku hayso Geeska Afrika iyo Gebi ahaan Caalamka Somaaliya.

U Qaabilsanaha,Maalgeliyaha (Alshabab Investor’s Agent In Australia) oo Magaciisa layiraahdo Maxamed Axmed Cumar (Moa) oo la ogaaday in ay Xirir Hoose wada Leeyihiin FAHAD YASIIN ayaa Waxaa la so Xaqiijiyey in Amni daro weyn ay ka wadaan Degaanka Jubbaland. .

Laanta Dabagal Alshabab ayaa waxay GAL DACWAD kaga furaan Mr.Mohamed Ahmed Omar mao waxaana Dacwadaasi loo Gudbiyey Hayadda U qaabilsan Ka Hortaga Masiibooyinka Argagixisadda Caalamiga ee Australia ku taal https://www.asis.gov.au/

Xog hoose rasmi ah oo la helay waxaa la ogaaday in Maalgeliyaha Alshabab dhaqaalihiisa Mohamed Ahmed Omar mao in loogu shaqeeyo oo uu Baqaar iyo Ganacsi u hayo nin Alshabab ah oo ay Xigta Hoose yihiin oo Magaciisa la yiraahdo.Ganacade CALI CISMAAN loo yaqaan J A M I IQ

Ganacade Cali Cismaan JAMIIQ ayaa horey ugu bixiyey dhaqaale badan isla.markaasna Dilal Qorsheysan ka Geeystay Magaaladda Kismaayo iyo Tuulooyinka ku Hareersan wuxuuna Alshabab u ibiiyaa Rasaasta.,Qalabka Kimikadda Laga sameeyo Qaraxyadda. Waxaana La shaqeeya Koox kala duwan oo Calooshood u shaqeestayaal ah.

Waxaa kaloo oo hadda La ogaaday in

CALI CISMAAN (J A M I I Q ) uu ka dambeeyo afduubka loo haysto Odoyaasha Dhaqanka Beesha Harti ee Jubbaland. Odoyaal Gaaraya 19 Xubnood ayaa ilaa 2 Bilood Lagu haystaa Magaaldda BUAALE.

FARMAAJO iyo Fahad Yasiin iyo Kooxaha u shaqeeya ayaa waxay ku dhexmil meen Shacabka Somaaliyeed qaar waa Qurba Joog sida Mr.Moa oo kale qaar waa Ganacsato leh Baqaar sida ……..

Qeybta labaad kala socda halkan

Halkee ayuu ku soo diraa lacagta Mohamed Ahmed omar mao? Iyo sidee ayuu Lacagtaa u Maareyaa Ganacsade CALI CISMAAN loo yaqaan (J A M I I Q ) ?

FAHAD YASIIN IYO XIRIRKOODU GORMUU BILAABMAY ?

Kala socda halkan

Dayniile.com

Wariye Mustafa Cali Alcadaala

Kismaayo Jubbaland

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here