MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xisaabiyihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Annas ayaa haaciyay in isaga uu iskiis uga tagay xilkaasi islamarkaana uu u mahadcelinaayo Madaxweynaha Dowlada aderaalka Soomaaliya Dr.Xassan Sjhekh Maxamuud.
“Waxaan caddeynayaa inaan iskeey xilka isaga casilay aniga ayaana is casilaadeyda u gudbiyey Madaxweynaha 31-kii August 2025” ayuu yiri C/raxmaan Maxamed Annas.
Maanta markii Wasiiradu meel mariyeen Xisaabiyaha cusub ee Dowlada ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Beesha uu ka dhashay Xisaabiyaha la magacaabay lagu qancinaayay kadib cabashadii ay ka qabeen xilka ka qaadstii sanbaloolshe oo ku reer ah Xisaabiyaha cusub.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

