Xisbiga Mucaaradka ku ah Dowlada ee Himilo Qaran islamarkaana uu hogaamiyo Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed oo ah Madaxweynihii Dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dagaalka ka socda Magaalada Balad-xaawo.
Warsaxaafadeedka Himilo Qaran halkaan ka akhriso:-


