Xisbiga Nabad iyo Nolol oo maanta la diiwaan Galiyey Gudoomiyaha Kmg waxaa looga dhigay Ra iisal wasare ku Xigeenka Mahadi Guleyd

0

Sida warka lagu Helaayo maanta ayaa sheegayo in la Diiwaan Galiyey Xisbiga Nabad iyo Nolol sida ay Shegeen masuuliyinta Diiwaan galinta

Xisbigan ayaa la siiyey magaca Nabad iyo Nolol, oo ah kan ay ku caan baxday xukuumadda markii uu talada qabtay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana guddoomiye ku-meel gaar ah looga dhigay ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, sida aan xogta ku helnay.

Xisbiga ayaa sida Muuqata muujinaayo in uu Jiro Qilaafka Dahsoonaa ee ka Dhex jira Farmaajo iyo Kheyre waxaana cad in meesha lagu kala tagay

Diiwaan Galinta Xisbiga Nabad i iyo Nolol ayaa imanaayo maalmo yar markii Ra iisal wasare Kheyre ka dhawaajiyey in Doorasha Xalaal ah la qaban Doono hadalkaa uusan la Dhacsaneen Madaxweyne Farmaajo oo isafu Doonaayo 2 sano in loogu daro

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here