Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa war uu saaray wuxuu digniin culus ugu direy Hay’adaha amaanka Dowlada Faderaalka Somalia.
Xisbigaan wuxuu uga digay Madaxda Dowlada inay ciidamada amaanka u adeegsadaan cabburinta, dilka iyo barakicinta bulshada reer Muqdisho.

