Xisbiga Himilo Qaran waxa uu si adag u muujinayaa in madax-bannaanida, midnimada dhuleed, iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed ay yihiin tiir-dhexaadka jiritaanka dowladnimada Soomaaliya.