HomeWarkiiXisbiga Siyaasiga Shariif Xasan oo si weyn kaga adkaaday Madaxweyne Xassan codadkii...

Xisbiga Siyaasiga Shariif Xasan oo si weyn kaga adkaaday Madaxweyne Xassan codadkii shacabku ka dhiibteen Degmada Waaberi

Kadib natiijadii shalay ay soo saareen Gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan ee Dowlada Somalia ayaa waxaa codadka ugu badan isu geyn Muqdisho oo dhan helay Xisbiga JSP ee Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh uu hogaamiyo.

Dhanka kale waxaa xusid mudan in doorashadii lagu tartamayay kuraasta Degmada Waabari uu wacdaro ka dhigay Xisbiga ama Urur siyaasadeedka NPU ee uu hogaamiyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan kaasoo helay codadka ugu  badan ee shacabka Degmadaasi kuwaasoo doorasooyinka ka qeybgalay.

5 Urur siyaasadeed ayaa codadka ugu badan ka helay Degmada Waabari waxaana kaalinta 1-aad kaga jira Xisbiga NPU ee Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaana 4 xisbi kale hadii intey heleen oo dhan la isku daro ka badan natiijada uu helay Xisbiga NPU.NPU = 2,968
RAMAAS = 800
SINCAD =556
KARAAMA = 504
JSP = 407May be an image of map and text that says "HEBC WARBIXINTA GUUD EE NATIIJADA DOORASHADA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR WADARTA GUUD EE CODAD-KA DEGMADA WAABERI CODAD-KA ANSAXAY 6,188 5,969 CODAD-KAXUMAADAY CODAD-KAX XUMAADAY QARANSOOR 219 CODADKA URURADA CADAALADDA IYO MIDNIMADDA TIIR 27 MADALSAN 72 QARANKA EE DIMU'ORAADIGAAI AΗ 14 MUWAADANIINTA SOOMAALIYEED 7 DADKA SOOMAALIYEED DIMUQRAADIGA SOOMAALIYEED 201 CADDAALADDA IYO WADAJIRKA KARAAMA 15 12 SAAB 407 SOOMAALINIMO 504 QIIMO QARAN 119 SINCAD SOCOD 58 MIDNIMADA SHACABKA DOW LAD WANAAGA SOOMAALIYEED 2 556 1 HORY AAL QARAN 4 6 RAMAAS HORUMARIY IYO MIDNIMO QARAN 19 800 DIB HESHIISIINTA IYO HORMARINTA TOWFIIQ 2,968 177"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -