Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta hogaan cusub ku doortay maalintii labaad ee shirweynaha uga socday magaalada Hargaysa.

Guddoomiyaha cusub ee xisbiga ayaa loo doortay siyaasiga Xirsi Cali Xaaji Xasan oo horey wasiirka madaxtooyada uga soo noqday xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ee Somaliland.

Sidoo kale  Gudoomiyiihii hore ee xisbiga Wadani  ahna musharaxa madaxweynenimo Cabdiraxmaan Maxamed Ciro ayaa soo waday Xisbigaas in Mudo ah, waxa uuna haatan ka sareeyaa Xisbiga UCID oo siyaasada uga soo horeeyay.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here