Warsaxaafadeed wada-jir ah oo ay isla soo saareen Afar Xisbi Siyaasadeed oo Puntland ka jira ayay ku qaadacee n heshiiskii dhawaan dhexmaray Maamulada Somaliland iyo Puntland.
Afar-ta Xisbi oo kala Mustaqbal Iiye Sincad iyo Mideeye ayaa ugu horeyn heshiiska waxay ku tilmaameen kaliya uun mid u adeegayey fikirka kala goynta dalka.
Sidoo kale waxay sheegeen xisbiyadaani in heshiisni ahayn mid ilaalinaya danaha Puntland,sidoo kale waxay sheegeen in heshiiskaani si toos ah uga hor imanayo dastuurka Puntland
Hadaba halkaan ka akhriso faah-faahinta warsaadeedka oo sidiisa u qoran:-



