XOG DHEERAAD AH: Gudoomiyaha Baarlamaanka Aaden Madoobe ayaa ku amray guddiga Arrimaha Amniga, gudaha iyo Maamuladu in ay kasoo talo-bixiyaan xaalka Amniga ee dalka, kadib markii ay Xildhibaanadu dhawaan cadeeyeen in lagu fashilmay Amniga dalka.

DHINACA KALE: Shaqaalaha KMG ah ee wasaaradda Warfaafinta in kabadan 102 qof ayaa maanta lagu bilaabayaa baaritaano ay kusameynayso Hay’adda NISA, iyadoo la weydiinayo su’aalo kale duwan oo amniga la xariira, xili dhawaan Argagixisadu weerartay Hotel kuyaala xeyndaabka Villa Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here