Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Dowlada Carbeed ee Imaaraadku ay si hoose ula safan tahay siyaasad ahan Dowlada Xabashida ee Itoobiya islamarkaana aysan wali ka hadlin mowqifkooda marka xad-gudubka  Somalia lagula kacay.

Aqoonyahan Faysal Rooble oo la hadlaayay TV-ga Univrsal ayaa sheegay in Dowlada Imaaraadku xitaa Itoobiya ka caawiso arimaha qorshooyinkooda Siyaasadeed.

Advertisement

“way iska cadahay  Dowlada Imaaraad-ka Carabtu dhanka Itoobiya ayay jirtaa”ayuu yiri aqoon-yahan  Faysal.

Halkaan ka daawl muuqaalka uu diyaariyay Universal TV..

Previous articleMadaxweynaha Puntland oo dib u dhigay soo magacaabista Wasiirada
Next articleCiyaartoyda Koonfur-galbeed oo Maanta ka dhoofeen Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here