1. In xubnaha Midowga Musharraxiinta ay kor joogteyn ka noqdaan Shirka Madaxda dowladda, Dowladdaha xubnaha ka ah DF iyo Gobolka Banaadir.

2. in dowladdaa ay ka garaabto raali gelina ka bixiso weeraradii loo adeegsaday Ciidanka dowladda ee lagu qaaday Madaxweynayaashii hore iyo Bannananbaxayaal ay hor kacayeen qaar ka mid ah xubnaha Midowga Musharraxiinta.

* in Guddi loo saaro waxii dhacay 19 Febraayo, waxaana guddigaas dhanka dowladda ku mateli doonna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiirka Amniga. Halka dhanka Midowga Musharraxiinta waxaa ku mateli doonna guddigaas C/raxmaan C/shakuur iyo Daahir Geelle.

3. In banaanbaxii lagu balansanaa ay iclaamiyeen xubnaha Midowga Musharraxiinta dib loo dhigo muddo 10 maalin ah, Amniga iyo wax walba oo bannaanbaxaas ku aaddana ay dowladda sugto.

Waa qodobada oo hordhac ah sida ay illo xog-ogaal ah ila wadaageen, waxna waa iska badeli karaan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here