sida ila wareedyo hoose aan ku heleyno ayaa sheegaya in Sanduuqyada Mooshinada ay si xawli ah ku furmaya, Hotelada iyo guryaha labo saxiix baa is garab socda, kii Nairobi ee kal hore la shiiqiyey ayaa hulaaqaya.

Mid kamid ah, Xukuumadda iyo Ra’iisulwasaaraha ayuu ku wajahan yahay, midna Guddoonka gaar ahaana Gudoomiye Aaden Madoobe, qolo kasta wali hoos bay u hadlaysaa.

Advertisement

Aaden Madoobe, ayaa hadda la shirsan Madaxweyne Xassan Sheekh oo uu kala hadlayo, sida uga badbaadi karaan mawjadahan siyaasadeed, fadhiga Isniinta ee golaha ayaa cabsi laga qabaa in ay ka hadlaan xildhibaanada qaarkood oo ay codkooda muujiyeen.

Previous articleYaab Musuq maasuqa dadka hoose soo dhaafi la’ maxay tahay?
Next articleFadeexado xoog leh ayaa kasoo baxaya Wasaarada Maaliyada oo ay galayaan xubnaha idman ee Madaxweyne Xassan Sheekh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here