Maamulka Galmudug Ayaa Fasaxay In 104 Qof lagu daro Shaqaalaha Rayidka Wasaaradaha Galmudug Oo Uu lacagtooda Bixinayo World Bank.
Shaqaalaha Ayaa lagu Qeybsaday Habka Awood Qeybsiga Beelaha Iyadoo Beesha Murusade la Rabay ineey Noqoto Beesha 1aad ama 2aas Ee Xaga Shaqaalaha Hada la Qorayo ayaa Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Mohamed Nuur Gacal hor istaag Ku Sameeyay.
Wuxuu Xildhibaanada Galmudug Ee Beesha iyo Wasiirada Beesha Usheegay ineeysan Hal Qof Oo Murusade ah keeni karin Galmudug Sidoo kalena Wuxuu Madaxweynaha Galmudug kuyiri Waxaad Murusade Ka Rabto ama La Rabto aniga igala Soo Xiriir.
Maxay Tahay Sababta Mohamed Nuur Gacal U Diidan yahay In Beesha Murusade Xaqeeda ka Hesho Shaqaalaha Rayidka Ee Maamulka Galmudug?. Ma inuu Qabiilo kale Ka iibsado ayuu Rabaa?.