Advertisement

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saaka safar ku aaday dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, safarkaan ayaa ah mid qarsoodi ah oo aan si rasmi ah loo shaacin, waana safarkii afaraad oo Madaxweynuhu ku tago dalkaas muddo sanad ah oo uu xafiiska joogo.

Advertisement

Safarkan uu saaka ugu ambabaxay Imaaraadka Carabta ayaa ku soo aaday maalmo kaddib markii uu booqasho rasmi ah ku tagay dalka Qatar oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Sikastaba ha ahaate xogtaan ayaa sheegeysa in madaxweynaha uu rabo dalka Imaaradka carabta wada hadalo gaar ah in loo yeesho madax dalka si uu ukala cadaadato waxaqbadka ay u balan qaadeyn sida ay uga dhaban lahaayeen dhinacooda ama uu ka tashado maadama dowladda Soomaaliya wajaheyso dhaqaale xumi baahsan

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here