Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in  La magacaabi rabo nin lagu magacaabo Abdirahman Hassan Shareeco waa ninka lagubadli rabo Shuute Gudoomiyaha Maxkamada Sare .

Todobaadkan wuxuu balan qaaday Shuute in kiiska Ikraan & Eng Yariisow dilkooda uu meel cad ugu soo hari doono ilaa ay cadaalad ka helaan dadki dilayna sharciga lamarsiiyo.

Farmaajo ayaa kula heshiiyay Cali Guudlaawe in uu u magacaabo Qof uu siyaasad ahaan Ku difaaci karo.

Korneel Abdirahman Hassan Shareeco oo ay isku beel yihiin Cali Guudlaawe kana tirsan Xeer Ilaaliyaasha Maxkamadda Ciidamada ayuu soo magacaabi rabaa Farmaajaha waqtigiisa dhamaaday si meesha looga Saaro Kiiska Ikraan Tahliil oo Shuute iska Diiday in lagala Gor-gortamo.

Tani waxa ay ka dhigantahay in si Buuxdo Farmaajo u goostay in Kiiska Ikraan Taliil Meesha laga Saaro.

Hadalkaas marku dhahay waxi ka danbeyay Shuuta cadaadis ayaa la saaray ugu danbena hada xilkiiisa ayuu ku weyn rabaa isla hadalkaas.

 

Arintaas maxay cadeyn u tahay?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here