: Xarunta dambi baarista ee CİD-da waxaa maanta looga yeeray Agaasimaha iyo Tifatiraha SNTV kuwaas oo ku xiran xarunta CİD-da

Xogaha aan heleyno ayaa sheegaya in Madaxda SNTV dacwo ka gudbiyay Taliyaha Booliiska Xijaar kaasi oo ku haysto sababta ay u baahin waayeen warkii ahaa “in taliyaha booliiska sheegay in doorashada guddoonka golaha shacabka dhicin karin”

Taliye Xijaar ayaa amray in xabsiga la dhigo madaxda SNTV ilaa jawaab kuu ka helayo sababta warkiisa u baahin waayeen.

I

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here