Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin inay Ukraine ka taageeraan dagaalka ka dhanka ah Ruushka ilaa sanadaha soo socda.

Waxa uu intaa ku daray in “ay jirto suurtagalnimada ah in dagaalkani uu sii dheeraado oo uu socdo bilo iyo sanado badan”.

Arrintan ayaa kusoo adeysa iyadoo uu Ruushka uga baaqay in ay faraha kala baxaan dagaalka Ukraine oo ay joojiyaan hubka iyo dhaqaalaha ay siinayaan Ukraine.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here