HomeWarkiiXOGTA: Baarlamaanka Mareykanka oo meel-meriyay qodob muhiim u ah ictiraaf raadinta Somaliland

XOGTA: Baarlamaanka Mareykanka oo meel-meriyay qodob muhiim u ah ictiraaf raadinta Somaliland

WASHINGTON (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Golaha Baarlamaanka Dalka Mareykanka ayaa sheegaya inay dhawaan meel mariyeen qodob muhiim u ah ictiraaf raadinta Maamulka Somaliland oo mudo ka badan 30 sano raadinaya aqonsi Dowladnimo.
Xogta aan helnaya yaa sheegaysa in Baarlamaanka Mareykanklu meel mariyeen  sharci qeexaya in Mareykanku qunsuliyad ka furto Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland taasoo muhiim gaar ah u ah ictiraaf raadintooda inkastoo dalalka dariska la ah Somalia qaarkood hore ugu lahaayeen qunsilyado.
Rajada ugu jirta reer Somaliland go’aankaan Mareykanka hadii ay ka dhabeeyaan ayaa ah inay helaan maalgashi iyo in muwaadiniinta Mareykanka ee loo diiday Somalia sababo ay amni ku sheegeen in taas badalkeeda loo fasxi karo muwaadiniinta Mareykanka inay tagi karaan Hargeysa.
Maamulka Somaliland ayaa markaan xooga saaray inay Mareykanka ka qal qaalsadaan ugu yaraan inuu xiriir gaar ah la yeesho tan iyo markii uu xilka Madaxweynaha Maamulkaasi la wareegay C/raxmaan Cirro.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -