HomeWarkiiRa'iisulwasaaraha muxuu kala hadlay Qurbajoogta Soomaaliyeed+SAWIRRO

Ra’iisulwasaaraha muxuu kala hadlay Qurbajoogta Soomaaliyeed+SAWIRRO

May be an image of 2 people, dais, newsroom and text that says "DOOR URBA JC SOON Jamhuuriuadda dda F Jamhuu EED EE S7 由持 SDOMAALNA DOW! AAL -KA KAQU QU GAR FE DER KUL.EYI ALIYA AA CIIDAN A SIDA Royal Palace AAC CDOORASI Is niin XAFLADD ATA T FEDERAVILK -K FED ERAN"Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Qurbajoogta Soomaaliyeed ay udub dhexaad u yihiin horumarka dalkooda, loogana fadhiyo in ay xoojiyaan doorka kaga aaddan garab istaagga ciidanka qalabka-sida iyo hirgelinta doorashooyinka awoodda loogu celinayo bulshada, si loo xaqiijiyo xuquuqda aasaasiga ah ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u leeyihiin in ay wax doortaan, lana doorto.
“Qurbajoogta Soomaaliyeed waxa ay laf-dhabar u yihiin Hiigsiga 2060 ee Soomaaliya, oo ah qorshe diirradda saaraya horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo casriyeynta hey’adaha dowladda.
Waxaa la idinka rabaa in aad xoogga saartaan midnimada dalkeenna oo marar badan halis gashay. Waxaa la idinka doonayaa in aad isku xirnaataan, oo aad qeyb ka noqotaan dhismaha dowladnimada, doorashada iyo difaaca.”Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
Ra’iisul Wasaaraha, oo ka qeyb galay munaasabad ku aaddan doorka Qurbajoogta Soomaaliyeed ee garab istaagga dowladda iyo taakuleynta ciidanka qalabka sida oo hal-ku dhiggeedu ahaa difaac iyo doorasho, ayaa tilmaamay in Xukuumadda DanQaran ay door wayn ku leeyihiin qurbajoogto, taas oo muujinaysa kaalintooda lagama maarmaanka ah ee ay ku leeyihiin dalka.May be an image of daisMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, beard and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 10 people, dais and text that says "uur der kaSooniya ka Soor liya JAL AAC OOGTA GARA IDDA 打 TA ATAEEO E A7 EERAKA EERI ERI ERAKACAN A DI A& & IDANKA SIDA JRASHO A & DI!"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -