HomeWarkiiXOGTA: Ganacsato caan ka ah Xaafada Islii oo lagu qabtay dhar Milateri...

XOGTA: Ganacsato caan ka ah Xaafada Islii oo lagu qabtay dhar Milateri iyo tuhunka xiriir kala dhexeeya Alshabaab

Ciidamada Kenya ee la dagaalanka argagaxisada ayaa shaaciyay inay burburiyeen shabakad Alshabaab xiriir la leh kadib howlgalo ay ka sameeyaan Dhoobleey Soomaaliya ilaa Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya.

Ciidamada Maamulka Jubaland ayaa Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose waxay ka qabteen nin lagu magacaabo C/xakiin oo ganacsato ah kaasoo lagu helay

Qabashada gabacsatadaan reer Islii waxaa ay timid kadib markii qabashadooda ka hor Nin lagu magacaabo C/xakiin oo ay 6-dii bishaan Magaalada Dhoobleey ka qabteeb Ciidamada Jubaland lagu helay 25 jawaan oo dhar milateri ah taasina waxay keentay xiriir wada shaqeyn oo dhexmaray Kenya iyo Jubaland in markaas kadib Xaafada Islii lagu qabtay Ganacsato Soomaliyeed kuwaasoo tukaamadooda laga helay jawaano badan oo dhar Milateri ah.

Ganacsatada Soomaalida oo magacyadooda lagu kala sheegay Cumar Cilmi Isaaq  iyo Shariif ayaa habeen loogu daatay goobahooda ganacsi iyo guryahooda iyadoona lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin C/xakiin oo Cidamada Jubaland isagana dhar ciidan ku qabteen islamarkaana ay yihiin Shakabad kaalmeysa Alshabaab.

Ganacatadaan Soomaalida ah waxaa lagu qabtay wadada 12 Stareet oo ka mid ah Xaafada Islii ee xarunta Maamulka  Jubaland.

Soomaalida Islii laga qabtay waxay adeegsanayeen shirkadaha qaada alabaha kala duwan ee loo rabo in loo dhoofiyo Dal kale,shirkadaha hada lagu dhaqan yahay waxay kala yihiin Gaani Parcel Express iyo Vision Point Express kuwaasoo ka shaqeysta alaabada Cargow-ga.

Ganacsade Shariif waxaa la sheegay inuu dhar u geystay shirkada Gaani Parcel Express, kuwaasoo intooda badan dhar ciiidan gaar ahaan kuwa Milteri.

XAFIISAKA WARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -