HomeWarkiiDAAWO XOGTA: Isku dhac hubeysan oo Galabta lagu sigtay inuu dhexmaro Dowlada...

DAAWO XOGTA: Isku dhac hubeysan oo Galabta lagu sigtay inuu dhexmaro Dowlada iyo Mucaaradka

Waxaa maanta lagu sigtay isku dhac hubeysan oo u dhexeeya ciidamada Dowlada iyo kuwa mucaaradka kadib markii ciidamada mucaaradka soo mareen jag boyntiga laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho oo sida la ogyahay kaliya loo ogolyahay ciidamada dowlada nabad sugida iyo ilaalada madaxda dowlada.

Qaar ka mid ah madaxda mucaaradka samatabixinta oo ilaalo iyo gaadiid dagaal wato ayaa soo maray waxaana la sheegay inay isku sixteen labada ciidan walow aaney dhicin wax iska hor imaad ah.

Hadaba muuqaalkaan ma daawo faah faahinta;-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -