HomeWarkiiXOGTA: Madaxweynaha Dalka Eritea oo ka shifay cidii ka danbeysay heshiiskii Itoobiya...

XOGTA: Madaxweynaha Dalka Eritea oo ka shifay cidii ka danbeysay heshiiskii Itoobiya la gashay Somaliland

ASMARA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dalka Eritea Isaias Afwerki ayaa markii ugu horeysay ka hadlay islamarkana ka shifay cidii ka danbeysay heshiiskii Itoobiya iyo Maamulka Somaliland bilowgii sanadkii 2014-kii
“ajandaha ay Itoobiya ku dooneyso inay marin biyood ku hesho gaar ahaan heshiiskii Somaliland ay la galeen ee dhigayay in saldhig ciidan iyo marin biyood ay helaan, xaqiiqadu maha ajande  Itoobiya wadatay ee qiyaaliga Madaxweynaha Imaaraadka oo doonayay inuu abuuro Dekado isku xira gobolka oo dhan oo isaga hoos yimaada”ayuu yiri Isaias Afwerki
Sidoo kale wuxuu ka digay dagaal ay itoobiya dooneyso inay ku soo qaado dalkiisa isagoo xusay inay u diyaar garoobeen dagaalkaasi inay iska difaacaan,wuxuu tilmaamay inay Itoobiya hub soo iibsatay.

Isaias Afwerki wuxuu carabka ku adkeeyay inay ka war hayaan diyaar garowga dagaal ee Itoobiya isagoo mid mid u sheegay inay Itoobiya soo iibnsatay hub sida diyaaradaha drons-ka,gantaalada ridada  dheer iyo diyaaradaha dagaalka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMEritrean president sidesteps questions about troops in Ethiopia | Reuters
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -