HomeWarkiiXOGTA: Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo isku mari la' wada-hadalada u...

XOGTA: Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe oo isku mari la’ wada-hadalada u socda

KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Wararka ka Imaanaya Magaalada Kisnaayo ayaa sheegaya in la isku mari la’ yahay shirkii qaaska ahaa ee u socday  Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Madaxeynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe .

Wararka hory dhaca ah ee aan helnay ayaa sheegaya in labada masuulba midkoodna ku dhagan yahay mowqifkiisii hore islamarkaana uusan jirin mid tanaasulay.

Laba jeer oo marka koowaad uu dhex fadhiyay Taliyaha Sidoonka Dalka Kenya Nuuradiin iyo markii labaad oo labadooda ay ahaayeenba waxaa la sheegay in wax natiija wanaagsan ah inusan soo yeerin.

Wararku waxay intaasj ku darayaan inay mar sadaxaad isku noqon doonaan Madaxweyne Xasan iyo Axmed Madoobe walina aan laga quusan inay dhinacyadu isfahmaan.

Dhincyada waxaa suurtagal ah inay caawa ama beri yeeshaa  wada hadalo kale bal si xal loo gaaro oo midkood tanaasulo madaama Dowlada Kenga ay ku dhex jirto.

Shirka oo galabta iyo caawa la isku arkay Guriga Martida Kismaayo  wixii ka soo kordha  wararkeena danbe ayaad ka heli doonaan insha Allah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -