HomeWarkiiXOGTA: Madaxweyne Xassan oo cadeeyay inta Baloog ee Turkida laga siiyay Shidaalka

XOGTA: Madaxweyne Xassan oo cadeeyay inta Baloog ee Turkida laga siiyay Shidaalka

Madaxwaynaha Somaliya Hassan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay wuxuu cadeeyay shidaalka Somalia inta Baloog ee laga siiyay Dowlada Turkiga oo leh shirkadaha Shidaalka soo saareysa xili maalmihii ugu danbeeyay warar kala duwan la isla dhexmarayay.
Madaxweyne Xassan wuxuu cadeeyay guud ahaan shidaalka la soo saarayo uu yahay  260 baloog islamarkaana Turkida la siinayo 3 Baloog oo ka mid ah .
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -