HomeWarkiiXOGTA: Musharax Madaxweyne Nasir Cige oo Garowe kaga dhawaaqay inuu Dalka ka...

XOGTA: Musharax Madaxweyne Nasir Cige oo Garowe kaga dhawaaqay inuu Dalka ka qaban doono Xasan iyo Xamza

May be an image of one or more people, suit and textGAROWE (DAYNIILE.COM)-Waxaa goor dhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Nasir Cige oo horana u soo noqday la taliyaha Madaxweyne Xassan.

Musharaxa oo ka mahad celiyay soo dhaweynta reer Puntland ayaa goobta ka sheegay in Puntland tahay hooyada federaalka islamarkaana uu u yimid sidii dalka looga bad baadin lahaa Xasan iyo Xamza waa sida uu warka u dhigay.

“waxaan halkan u imid si aan dalka uga bad-baadiyo nimanka qowlasatada ah ee Xassan iyo Xamza oo taladii la lumay” ayuu yiri

Musharaxaani dhawaan Xukuumada dan-qaran ee Ra’iisulwasaare Xamza hogaamiyo ayaa beenisay inuu Xafiiskooda ka tirsan yahay taasoo markaas ka dib dhalisay hadal a hayan badan oo qaarkood qolyaha baraha bulshada ku dacaayadeeyeen in Nasir Cige uu Ra’iisulwasaaraha  ka dul qaaday Haweeneey ay isku hayeen taasina ay keentay carada uu muujiyay Xaiiska OPM  inkastoo Xamza uusan ka hadlin si shaqsi ah.

Wararka dacaayadaha waxaa ku jirey in  Nasir Cige yahay TaajiR shabeel naagood ah sidaas daraadeed uu Ra’iisulwasaaruhu u dirsaday gabar baraha bulshada ku jirta oo quruxley ah markii uu oo diyaariyay kadibna uu damac isagii ka galay sidaasna ugu booday Xamza walow wararkaani oo dhan aysan ahayn aan anaga xaqiijin karo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of jeep, car, road and textMay be an image of textMay be an image of one or more people and textMay be an image of road and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -