HomeWarkiiXOGTA: Qorshe halis ah oo Dowladu ka dhex wado maamulada  Puntland iyo...

XOGTA: Qorshe halis ah oo Dowladu ka dhex wado maamulada  Puntland iyo SSC Khaatumo.

Wararka laga helaayo xadka maamulada Puntland iyo SSC Khaatumo ayaa sheegaya in Dowlada Somalia halkaasj ka wado qorshe halia ah oo dagaalna ka dhex abuuri karta labada Maamul.

Xiisad siyaasadeed  ayaa taagan Sanaag iyo Highland oo ka mida Gobolada Puntland halkaasoo ay Dowlada Somalia ka wado qorshe ay deegaanadaasi ugu biirineyo dhanka SSC Khaatumo.

Gudi heer faderaal iyo heer State ayaa  la soo sheegayaa inay ku wajahan yihiin Degmooyin iyo deegaano ka tirsan labadaasi Gobol si looga dhaadhaaciyo qorshaha ay ugu biirayaan dhanka SSC Khaatumo.

Maamulka Puntkand oo la socda dhaq dhaqaaqaasi ayaa loolan loolan kula jira Dowlada si uu uga hortago qorshayaashaasi iyadoo xitaa keeni karta isku dhacyo hubeyaan.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -