Xogta R-wasaaraha Soo socda:
Gorge Anderson Suxufigan lagu xanto inuu ushaqeeyo CIA ayaa sheegay in R-wasaaraha soosocda uu yahay Maxamed kaynaan oo horey u ahaa Ag. xafiiska R-wasaare Khayre.

Baaritaan aan sameeyay dhankayga iyo xog aan ka helay xafiiska Madaxweyne XSHM waxay ubadan tahay in Keynaan loomagacaabi doono xilkan.

Horey ayuu noogu sheegay Goerge Anderson in NISA loo magacaabidoono Mahad salaad maalmo kahor magacaabistiisa.
Hadaba ma u rumoobi doontaa midan?

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here