HomeWarkiiRa'iisulwasaare hore Xassan Cali Kheyre oo ka hadlay geerida ku timid Madaxweynexigeenka...

Ra’iisulwasaare hore Xassan Cali Kheyre oo ka hadlay geerida ku timid Madaxweynexigeenka 2-aad ee Jubaland

Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga taciyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Madaxweyne xigeenkii 2-aad ee Maamulka Jubaland C/qaadir Xaaji Maxamed (Lugadheere).

Qoraalka Ra”isulwasaaha  ayaa sidan u qornaa:-

Waxaan qoyskiisa, qaraabadiisa, dadka iyo dowladda Jubbaland, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay Madaxweyne-ku-xigeenkii dowlad-goboleedka Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Suldaan Cabdiqaadir waxa uu kaalin ka qaatay dhismaha iyo horumarinta dowladnimada Jubbaland, iyo dib-u-heshiisiinta bulshadeeda. Waxaan Alle uga baryayaa in uu ugu deeqo naxariistiisa janno, qabrigana u waasiciyo, samir iyo iimaanna naga wada siiyo.
May be an image of 1 person and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -