HomeWarkiiXOGTA: Shir xalay Mucaaradka ugu qabsoomay Muqdisho iyo waxa ka soo baxay

XOGTA: Shir xalay Mucaaradka ugu qabsoomay Muqdisho iyo waxa ka soo baxay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kulan weyn ayay xalay Muqdisho ku yeesheen Mucaaradka Dowlada Somalia gaar ahaan Golaha Mustaqbalka iyadoo la sheegay in Axmed Madoobe uu uga qeybgalay dhanka teelka.
Shirka waxaa looga hadlay ka qeybgalka shirka dhawaan lagu wado inuu Kismaayo ka urmo iyadoo kulankii xalay la isku raacay in mucaaradka Muqdisho ku sugan u saraan Kismaayo 17-da bishaan .
Kulankaan Kismaayo oo ka dhan ah Dowlada islamarkaana looga arin doono Khilaaka ka dhashay doorashooyinka xili Madaxweyne Xasan ay ku eedeeyeen inuu kaligiis doorasho sharci daro qabsa nayo taasina aysan soconeyn.
Shirkaan waxaa lagu go’aamiyay in lagu casuumo ilaa 150 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,sidoo kale waxay ku casuumayaan aqoonyahano  iyo Ururada bulshada kuwaasoo mucaarad ku ah siyaasada ay ku shaqeyneyso Dowlada Somalia.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -