HomeWarkiiXOGTA: Weerarada laba afleyda ah ee ku socota Carabta

XOGTA: Weerarada laba afleyda ah ee ku socota Carabta

May be an image of fire and oil refineryWaxaa si weyn isu soo taraya tuhunada muujinaya inuu weerar laba afley ah ku socdo  Dalalka Khaliijkla ah ee Carabta u badan kaasoo la doonayo in lagu burburiyo dhaqaalahooda,Dowladnimadooda,sharafkooda iyo waliba saameynta ay dunida ku leeyihiin intaba.

Rumeyso ama ha rumeysan qorshaha dagaalka ka dhanka ah Iiran ee ay wadaan Mareykanka iyo Israa’iil waxaa qeyb ka ah qorshe Carabta ka dhan ah taasoo laba dhinac u sii kala qaadmi kara:-

1-In Yuhuud iyo Mareykan doonayaan inay Iran iyo Carabta isku waqti ka taqalusaan
2-in Yuhuud,Mareykan iyo Iiran iyo reer Galbeed dhamaantood is ogyihiin oo qorshuhu yahay kaliya sidii Carabta dhaqaale ahaan loo burburin lahaa madaama awoodooda kaliya ay dhaqaale tahay madaama ay shidaal badan soo saaraan.

Iyadoo tuhunkaani jira ayaa waxaa hada soo baxaya cadeymo isla Yuhuuda iyo mareykanka dhexdooda ay isku kashifayaan, tusaale ahaan waxaa saacadihii ugu danbeeyay hadlay Wariyaha siyaasadda Mareykanka Tucker Carlson kaasoo sheegay in Sacuudiga iyo Qatar ay xireen wakiillo Sirdoonka Mossad ah.May be an image of one or more people

Sirdoonka Mossad ee la qabtay waxay maleegayeen ama diyaarinayen inay gudaha Sacuudiga iyo Qatar ka fuliyaan weerarro qaraxyo ah.

Weriyahaan isagoon waxba qarin ayuu si cad u sheegay in Israa’iil ay doonayso inay burburiso awood dhaqaale ahaan Dalalka Khaliijka.

Cadeyta kale ee tuhunadaana waxaa bixiyay Wasiir isna u hadlay Dowlada Iiraan kaasoo dalka Sucuudiga gaarsiiyay fariin uu ugu cadeynayo in Iiran ka danbeyn gantaalkii maalin ka hor lagu dhutay warshada sifeynta Shidaalka Sucuudiga.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -