Xalay saqdii dhexe ayaa weerar ay soo qaaday Xoogaga alshababb ku qadeen fariisinka ciidamada Xasilinta ee Deegaanka Daarasalaam halkaa oo ku dileen dhowr Askari halk ay dhawaceen dhowr kale

Advertisement

Dhimashada ayaa lagu sheegay 3 Askari halka dhawacana intaa ka badan yahay

Arinka ugu daran ayaa ah ka dib markii ay Alshabaab qafasheen Dhowr askari kuwaa oo lagu wareystay Idaacada qaaska ah ee Xoogaga Alshabaab

Xalay kaliya dhowr weerar ayeey Alshabaab ka fulisay gudaha magaalada Muqdisho iyadoona aad moodid in ay xoogeysanayaan maal mahaan weerarada ay Alshabaab ka fulinayaan caasimada Muqdisho xili Dowlada ku faaneysay in ay wax ka qabatay amniga Caasimada waloow warkaa hada u muuqda mid aan sax aheyn

Previous articleCiidamada Ammaanka DFS oo howlgallo ballaaran kawada Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Next articleKoronto la’aanta Niger oo lagu eedeeyay cunaqabateyntii afgambiga la saaray dalkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here