Xulka Qaranka Dalka yar ee Cape Verde ayaa taariikhda markii ugu horeysay waxay u soo baxeen Koobka Adduunka ee 2026.Dalkaan yar ee maanta usoo baxay Koobka Aduunka waxaa tiradooda lagu qiyaasaa 600,000, Dalkaan wuxuu sidoo kale noqday noqday dalkii labaad ee ugu da’da yar taariikhda ee u soo baxa ka qayb-galka koob Adduun.
Marka la eego tartanka ay ugu soo baxeen koobka aduunka ayuu Xulka Cape Verde wuxuu kaalinta kowaad kaga dhammaystay Group D, waxayna ka tirsan yihiin qaarada Austaralia.
XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM



DAYNIILE.COM




