HomeCiyaarahaXulka Qaranka Gabdhaha Somalia oo gaaray Dalka Jabuuti+SAWIRRO

Xulka Qaranka Gabdhaha Somalia oo gaaray Dalka Jabuuti+SAWIRRO

Gabdhaha Ocean Stars ayaa caawa gaaray waddanka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Dalka Jabuuti, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka 3-aad ee CAF iyo xubin ka tirsan Golaha FIFA (FIFA Council), Mudane Souleiman Waaberi, ayaa si sharaf leh ugu soo dhaweeyay gabdhaha Ocean Stars dalka Jabuuti.

Inta ay halkaas joogaan, gabdhaha Ocean Stars ayaa labo kulan oo saaxiibtinimo ah la ciyaari doona dhiggooda Jabuuti U-17 iyo U-18, kuwaas oo qayb ka ah xoojinta xiriirka iyo horumarinta kubadda cagta gabdhaha ee labada dal ee dariska ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -