Inta badan wanaaga iyo wax-galka qofka waxaa lagu ogaadaa waqtiga iyo waayaha, hadii shalay Maskaxdeena Cabiri waysay waxa uu diidan yahay khayre , marka uu kusoo cel celiyay yaan dalka loo horseedin Qalalaase, Maanta waxaan haynaa “لسان الحال” Waqtiga ayaa nala hadlaya oo noo fasiraya Cabsidii shalay khayre ka qabay hadii Talada dalka lala ordo oo laga xigsado Soomaalida kale, waxa ka dhalan kara taas.

Maanta Waxaa Cabsi lamid ah Cabsidii shalay khayre Ka muujiyay Doorashada iyo In waqti kororsi lagu raadiyo Xoog & Xeelad, waxaa taas Muujinaya Dhamaan Qaybaha kala duwan ee bulshada, Marka aad dhagaysataa dar- daarankii ugu dambeeyay ee khayre jeediyay inta uusan xilka ka tagin, waxaa kuu muuqanaya Siyaasi Aragti fog oo waayay koox la fahanta danta dalka & dadka,

Tan iyo markii uu xilka baneeyay khayre waxaa fadhiistay howlihii Wanaagsanaa ee socday kuna Aadanaa koboca Dowladnimo wanaaga, waxaana kordhay cabsida iyo walbahaarka laga qabo in dib loogu laabto Qalalaase siyaasadeed & Mid.dhaqaale,

Ibraahim Xasan

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here