Afhayeen u hadlay Dagaalyahanada Yemen ee loo yaqaan Xuutiiinta ayaa sheegay inay weerareen markab ganacsi oo israa’iil laga leeyahay kadib markii uu ka dhaga adeygay amarkooda.

Markankabka  oo lagu magacaabo MSC United ayay sheegeen xuutiyiintu inay ku dhufteen gantaal kadib markii uu sedex jeer ka diiday digniintooda.

Advertisement

Afhayeenku wuxuu intaas ku daray inay  ka fuliyeen magaalada koonfurta Israa’iil weeraro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo goobo kale oo falastiin laga heysto

Afhayeenka ma faahfaahin weerarkani drons-ka ay u adeegsadeen inay dhibaato ku geysteen iyo inkale.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleXOG: maxaad kala socotaa Talaabooyin ay qaadeen Ciidamada NISA kadib qaraxii xalay
Next articleFariisimo Alshabaab ku lahaayeen Jeex-jeex oo la duqeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here