Yaa Ka danbeeyo Mooshinka Xilka looga qaaday Gudoomiyaha Barlamaanka Puntulaand

Ciidamada daacada u ah Siciid Cabdullahi Deni ayaa la wareegay Maamulka Xarunta Wakiilada Puntland, waxaana si khasab ah dib iminka loogu furay, Golaha oo fasax galay maalintii shalay.

Qarka waxay u saaran tahay in hal saac kadib xilka laga xayuubiyo Gudoomiyaha Wakiilada Puntland Dhoobo-Daarreed.

Garowe waxay kujirtaa jawiga 2014 ee Mooshinadii Federalka.

Gudoomiye Dhoobo wuxuu siweyn u hor istaagay danaha imaaraatka, taas weeye sababta dhaqaalaha xad dhaafka ah ugu baxayo inuu meesha ka baxo, Xalayna dhiigga badani u daatay.

Talaabada Gudoomiye Dhoobo ku baxo ayaa iyana yeelan doonta sawir kale kaasoo laga dhex arki karo, Deegaanada Gobolada Sool iyo Sanaag ee Puntland iyo Somaliland kala sheegtaan inay fursad u tahay ay kaga tashan karaan Aayahooda iyo Mustaqbalkooda ummadnimo.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064