Degmada Howl wadaag waxay ka tirsan tahay 17 degmo ee Gobolka Banaadir waxaana ka jira qalalaaso siyaasaseed keeni karto in uu dhiig badan ku daato

Hada yaa ma suul ka ah waxa ka jira degmada Howl Wadaag

Haweeneyda uu qabo madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheikh Maxamud ayaa waxaa u tagay xildhibaan ku jufa ah Gudoomiyaha Degmada Howl wadaag kuwaa oo ka codsaday Xaaska Madaxweynaha oo hooyadeed Murusade tahay waxaana ka codsadeen in Booska uga qaado gudoomiyaha hada jooga kuna badasho wiilkaan kale oo Xaaska Madaxweynaha Ilma Habreed hoosa yihiin oo ay kala dhaleen laba hooya isla dhashay taana way ka ogolaatay waxay u yeertay Cumar Fiinsh oo Daa uud isla yihiin waxayna u sheegtay in Booska ka qaado Gudoomiyaha hada jooga kuna badalo wiilkaan ilma Habreedka yihiin iyadoona Cumar Fiinsh u balan qaaday 6 bil uu sii joogaayo Gobolka sidaana Cumar Fiinsh warqad sharcidaraa soo saaro xilka looga qaadaayo gudoomiyaha Degmada Howl wadaag

Inta badan ayaa shacabka is weydinayaan waxa uu Madaxweynaha uga hadli la yahay waxa ka socda degmada Howl wadaag taa oo lagu macneeyey madaama xaaskiisa Gacanta kula jirta uusan soo fara galin karin

Si kastaba ha ahatee ma jirin Xiligii Farmaajo in ay Xaaskiisa faraha la soo gasho Siyaasada waana tan keentay in dhanka Xaaskiisa Culeys uga imaanin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here