Weli ma aragtay qof ay magacaawday dowladda hadda jirta oo musuq maasuq lagu eedeeyay ama loo qabtay? Dabagalka mas’uuliyiintii hore ee dowladda MD Farmaajo iyo kuwii ka horreeyay soo muujin meyso beegsi gaar ah? Makula tahay in aysan Musuq maasuq sameynin kuwa saaxiibada la ah dowladda hadda jirta ee xilalka laga safay?

Musuq maasuqa dadka hoose soo dhaafi la’ maxay tahay? Maxaa hortaagan in la baaro kuwa madaxda ah oo qaarkood kiisas waa weyn ku jiro? Maxay tahay sababta Baarista Musuq Maasuqa usoo dhaafi la’yahay Garoonka Diyaaradaha oo fursad loo siinayaa kuwa kale ee hay’adaha dowladda?

Advertisement

Su’aalahaan yaa jawaab u haayo?

Previous articleMidowga musharraxiinta madaxweynaha Jubbaland oo looga dhawaaqay Nayrobi
Next articleXog: Mooshin culus oo ka bilaawday Gudaha Muqdishu & Xukuumadda Xamza oo halis ku jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here