Tela Aviv (dauniiile.com)-Kadib cadaadis dunida ay ku saartay Maamulka Yuhuuda xabad joojin rasmi ah ayay ugu danbeyn aqbaleen laakiin  saacado kooban ayay aqbaleen.
Maalin kasta 4 saac oo xabad joojin ah ayay aqbaleen si dadka shacabka ah ee Gaza loo caawiyo.
Warar kale ayaa sheegaya in Israa’iiliyiintu tabartooda u deyrisay madaama dhaqaale badan uu ku baxayo duqeymaha oo ay u adeegsadaan bambooyin qaali ah waxaana ka taageera dhankaasi Mareykanka.
Cadaadiska kale ayaa jira oo Mareykanka  kaga imaanya dalalka ay awood ahaan is hayaan sida Ruushla iyo China  oo saldhig uu ka sameysatay bariga dhexe balse hada ogaaday Mareykanku.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here