HomeWarkiiYuusuf Garaad oo jawaab culus ka bixiyay hadalkii Trump

Yuusuf Garaad oo jawaab culus ka bixiyay hadalkii Trump

Danjire Yusuf Garaad oo ah Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somalia ayaa ka hadlay warkii Trump ee ahaa in Somalia lahayn wax Dowlad ah,amni iyo kala danbeyn.

Yuusuf Garaad ayaa jawaabtiiaa Trump ku soo koobay labadaan su’aal.

[1] Haddii aanay Soomaaliya Madaxweyne iyo Dowlad dhexe laheyn maxaa Mareykanku waraaqaha uga qabtay Danjire Soomaaliyeed oo uu u fadhiya Safaaradda Soomaaliya ee Washington?

[2] Maxaase Mareykanku Safiir ugu soo dirsaday Soomaaliya oo waraaqaha Aqoonsiga Danjirenimo ee Madaxweynaha Mareykanku soo siiyay uu madaxweyne Soomaaliyeed uga qabtay Villa Soomaaliya?

Dhanka kale Yuusuf Garaad wuxuu ku soo gaba-gabeeyqy ka ka hadalka arintaan Ogsoonow, Soomaaliya geyb kama aha muranka siyaasadda gudaha ee Mareykanka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -