Yusuf Jeego oo siweyn looga yaqaano ka shaqeynta tahriibinta Dadka Nolo waxuuna muda dadka u tahriibin jiray Dalka Masar waxuuna ku daad ku reen jiray Baasaboorkii hore Dibolomaasiga kaa oo lagu qori jiray Caruur iyo Hooyadood

Yuusuf Jeego ayaa waxaa markii Danbe Eraboorka Dalka Masar laamaha Amniga ku qabteen 30 Baasaboor oo Soomaali ah uu ka soo qaaday Dalka Marooko kuwaa oo la saarayeey Visaha Dalka Turkiga

Yuusuf waa shaqsi dhaqaalo badan ka sameeyey Tahriibka waxuuna dhiibay Laaluush waxaana loo magacaabay masuulka Ganacsiga u qaabilsan Safaarada Masar waxaana markii danbe u wareegay Dalka Sudaan uu hada u qaabilsan yahay dhanka Ganacsiga

Xiligaan ayuu ka shaqeyaa Tariibinta Dadka waxuu u diraa Visaha dalka Sudaan ka dibna Tahriibiyaal ayuu u gacan galiyaa sida uu sheegay Nuur Cali oo ku sugan Liibiya uu magafe u dhiibay laguna sii daayey 9000 Usd markii Rerkiisa uu dhiibay

Shaqsiga noocaas ah oo baadi goob ugu jira Boliiska Aduunka ayaa waxuu maanta la kulmay Ra iisal wasare Rooble taa sida muuqata ceeb ku noqoneysa in masuul sare uu shaqsi noocaas ah la kulmo

Yuusuf ayaa xiligaan Raadinaayey Xildhibaanka Beeshiisa isagoona ku bixinaayo dhaqaalo badan

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here