Ehel, waalid, walaal, asxaab kala duwan ayaa hambalyo hawada u mariyanaya lamaanaha is doortay Zaki Axmed Faarax & Ifraax Maxamuud Cali, oo meherkooda ka dhacey magaalada Mugdisho Taarikhdu markey aheed 9/4/2021

Dadka hambalyada diraya waxaa ka mid ah: aabe Maxamuud Cali Rooble Abtiyoow, Hooyo Asli Maxamuud Maxamed, Dr Axmed Salaad Kulmiye, Dr Axmed Jaamac Axmed, Dr Xasan Cabdi Kariim, Gud: Sahro Shiikh C/dulaahi [Sahro Ceelbuur] Gudoomiye Daahir Cabdi Rooble, Garyaqaan Shiikh Xasan Maxamed Carab, Xildhibaan C/dulaahi C/risaaq Jaamac, Janeraal Abdi Nuur Abdulaahi Ciidle, Ugaas Daahir Axmed Xirsi [Daahir Xiimaay] Awoowe Nuur Rooble Ayeeyo Madino Shuriye Cilmi Ayeeyo Xaawo Maxamuud Bare Eedo Xaawo Maxamuud Liibaan Eedo Dahabo Cali Rooble Eedo Dhuux Cabdi Rooble Habo Racwi Maxamud Maxamed Habo Ubax Maxamuud Maxamed Abti Ali Maxamuud Maxamed Abti Usama Maxamuud Maxamed Farxaan Maxamuud Cali Maida Maxamuud Cali iyo aqyaar kale oo fara badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here