Zinedine Zidane ayaa iska diiday inuu noqdo tababaraha xiga ee kooxda Newcastle United, sida ay qortay Mirror.

Sababta fudud ee ka dambaysa ayaa ah in laacibkii hore ee Real Madrid uu rajaynayo inuu beddelo Didier Deschamps oo ah Tababaraha xulka qaranka Faransiiska.

Qaar kamid ah taageerayaasha Zinedine Zidane ayaa soo dhaweeyay tallaabadaas halka taageerayaasha Kooxda Newcastle ay aad u cambaareeysay.

Office Nairobi kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here