HomeWarkiiAadan Madoobe oo ka qeybgalay kulan horudhac u ah shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda...

Aadan Madoobe oo ka qeybgalay kulan horudhac u ah shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta+SAWIRRO

Algiers-Algeria 03, May, 2025 : Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku sugan Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria ayaa xalay ka qeyb galay kulan horudhac u ah shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo halkaasi ka furmi doona, waxaana Kulanka looga hadlay arrimaha shirka guud iyo sidoo kale jadwalka guud ee shirka.

Xubnaha kulanka ka qeyb galay ee Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta ayaa isla gartay in shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta laga soo saaro qodobo muhiim u ah Ajendaha shirka ee sanadkan oo ah arrimaha carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin.May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 7 people, table and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -