HomeWarkiiShirkii Mucaaradka oo soo dhamaaday iyo dib u dhac ku yimid War-murtiyeedkii...

Shirkii Mucaaradka oo soo dhamaaday iyo dib u dhac ku yimid War-murtiyeedkii laga sugayay.

Shirkii Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa goor dhaw soo dhamaaday ayaa waxaa saxaafada la hadlay Afhayeenka kaasoo sharaxaad ka bixiyay wixii ka soo baxay shirkooda.

Afhayeenka oo eedeyn u jeediyay Madaxweynaha iyo Dowlada uu hogaaminayo ayaa saxaafada kala hadlay shirka iyo wixii ka soo baxay iyo qorshahooda.

Hadaba halkaan ka daawo hadalka Afhayeenka oo aan ka soo xiganay Universal TV:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -