HomeWarkiiAlshabaab oo Keenyaan badan ku xasuuqay bariga Mandera

Alshabaab oo Keenyaan badan ku xasuuqay bariga Mandera

MANDERA (DAYNIILE.COM)-Koox hubeysan oo la rumeysan yahay inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa la soo sheegayaa inay dileen shaqaale Kenyaan ah oo ka mida kuwa dhagaxda qoda xili ay gaari saarnaayeen.

Inta la ogyahay 5 ka mida shaqaalaha ayaa ku dhintay weerarka alshabaab halka kuwa kalana ay dhaawacyo soo gaareen.

Cabsi badan ayaa soo wajahday shaqaalaha rayidka Kenya ee ka xamaasha dhulka Soomaalida Kenya xili sanado badan ay ka soo wareegtay dil wadareed saan oo kale shaqaale kenyaam ah loo laayay.

Dhacdadaan waxay ka dhacday tuulada Bor Abor oo ku taal bariga Mandera,sidoo kale waxaa la sheegay in Booliisku soo heleen 13 isla shaqaalahaasi ka mida kuwaasoo kala cararay markii dilku bilowday.

Kooxda Alshabaab ee dhibaatadaan geysatay ayaa wararku waxay tilmaamayaan inay dhanka Somalia usoo baxsadeen markii ay dilkaani fuliyeen.

XAIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -