XIGASHO LAACIB.NET
Kooxda Arsenal ayaa si rasmi ah u shaacisay liiska 20 ciyaartoy oo ka tagaya kooxda marka uu dhaco heshiiskooda 30-ka June 2025.
Ciyaartoydan waxaa ka mid ah rag kasoo muuqday kooxda koowaad, kooxaha da’yarta U21 iyo U18, iyo sidoo kale xiddigo ka tirsan kooxda haweenka ee horey loo xaqiijiyay inay baxayaan.
Liiska ciyaartoyda baxaya:
Nathan Butler-Oyedeji
Reece Clairmont
Khayon Edwards
Jakai Fisher
Romari Forde
Teyah Goldie
Jimi Gower
Jack Henry-Francis
Lina Hurtig
Amanda Ilestedt
Jorginho
Max Kuczynski
Salah-Eddine Oulad M’Hand
Ismail Oulad M’Hand
Neto
Brian Okonkwo
Elian Quesada-Thorn
Zacariah Shuaib
Raheem Sterling
Kieran Tierney
Bayaan ka soo baxay kooxda ayaa intaas ku daray in sidoo kale heshiisyada ciyaartoyda kala ah Chloe Kelly, Thomas Partey, iyo Michal Rosiak ay dhacayaan 30-ka June 2025, balse ay wadahadallo weli socdaan, lana shaacin doono go’aanka kama dambaysta ah marka la gaaro heshiis rasmi ah.