HomeWarkiiBritish Airways waxay hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay Israa'iil sababo amni

British Airways waxay hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay Israa’iil sababo amni

10 viktiga fakta om British Airways regler för väskstorlek för Stre -  Travelpro® EuropeShirkadda Diyaaradaha ee British Airways ayaa kordhisay hakinta duulimaadyada ay ku tagi jirtay iyo ka imanaysay Israa’iil ilaa dhammaadka bisha July, taasoo jawaab u ah khatarta sii kordhaysa ee weerarada gantaallada ee kaga imanaya Xuutiyiinta Yemen ee fadhigoodu yahay dalka Yemen.

British Airways, oo ay weheliyaan tiro shirkado diyaaradeed oo waaweyn, ayaa markii ugu horreysay hakiyay duullimaadyadii ay ku tagi jireen Tel Aviv horaantii bishan ka dib markii Xuutiyiinta gantaalka ballistic-ga ah u adeegsadeen weerarkooda.

Gantaalada ayaa  ku dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion, halkaas oo ay ku dhaawacmeen siddeed qof.

Jimcihii, kooxda ay taageerto Iran ayaa sheegtay inay mar kale gantaal la beegsatay garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion, taasoo noqonaysa weerarkii saddexaad ee muddo 24 saacadood gudahood ah.Israeli medical emergency services stand by on a mud-splattered road outside Israel's Ben Gurion airport

SOURCEALJAZEERA
XAFIISKAWARARKASIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -