HomeWarkiiC/kariin Xuseen Guuleed oo ku soo jeestay Xassan Sheekh fariina usoo direy

C/kariin Xuseen Guuleed oo ku soo jeestay Xassan Sheekh fariina usoo direy

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga C/kariin Xuseen Guuleed oo saaxiib dhaw la ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa fariin lidi ku ah usoo direy markii ugu horeysay taasoo warbaahinta loo qeybiyay sidoo kalana baraha bulshada la soo geliyay.
C/kariimn oo u muuqda inuu saaxiibkiis ku soo jeestay ayaa si cad uga digay Madaxweynaha qaabka uu wax u wado isagoo adeegsaday ereyga ah doorashada halka dhinac .
C/kariin wuxuu sheegay inay dalka qal qal amni gelin karto doorashada uu madaxweynuhu ku mashquulsan yahay sida uu yiri ee waliba halka dhiinac ah.
“Mudane madaxweyne Anigoo ka mid ah saaxiibada kuugu aqoonta badan dadka siyaasadda ku jira maanta, wax badana xeerinaya, hadana xaalka uu maanta dalku ku jiro fasax iima siinayo inaan indhaha ka qabsado, oo aan sugo inta ay wax walba ka baxayan gacanta Soomaalida”ayuu  yiri C/kariin Xuseen Guuleed.
Siyaasigaan wuxuu Madaxweynaha kula taliyay inuu ku soo laabto waaqiciga jira sida uu warka u dhigay isla markaana uu doorashada dhaxda soo dhigo.
“Doorashada halka dhinac ah ee aad haatan ku mashquulsantahay waxay dalka galin doontaa fowdo amni, firaaq maamul iyo in ummaddu sii kala foggaato, taladuna ay ka baxdo gacanta Soomaalida” ayuu mar kale yiri  mar kale Siyaasi C/kariin Xuseen Guuleed oo marna soo noqday Madaxwenaha Maamulka Galmudug.
Haddaba halkaan ka akhriso qoraalka C/kariin Xuseen Guuleed oo sidiisa u qoran:-
May be an image of text that says "Ku: Madaxweynaha. JFS. madaxweyne Soomanlinimo, WAROAD-FURAN, Tr:22-05-2025 guddoon dhambanl isugu salaan, ahnan xaalka dalka gnar ahaan saaxiibtinimo, talo odayeed siyansadda, aqoonta gacanta Soomaalida. wax badana xeraa, wax diyaar shacabla burburkii Waxaad dhaxashay shaqeeyaan kuna qaarkoodna gacantaada Shanta Haddaba istaageen, 'aannada fursiga waxaad dalku aqballeer fursad duulaya anigoo baxeen Marka irada ciidanka ciidanka, diiwaangashan Dowladda Federaalka mushaar amniga musuqa aheyn baahdo y galiso waqti. mudada layeyn. kalsooni dhisid Doorashada AyaH ecny Vaxaan heysala muhum amni, inaad hoggaanka ciidanka Carta dalka kama joojin heshiis Dariiga ha nabaddeed, doorashada aheyn, waana wada ummaddu hormuudka siyaasadda kugu baxdo gacanta laabato, adigana dhigto, damac"May be an image of text that says "Siyaasadda. Xasilooni-darad jiritaanka maqnaanshaha waxay awood cusubs nideysnaa Damac shaqsi dalka alıyay xaraashayo dbulka Jubbaland. Qaabka argagixisada. waxayna halis dumiyo Dowlad- bulsho. ahaana waxaa macno waxay rgagixisada Midnimada. daciifiyay tihid gofkii deg bulsho dabka shiday waxaan boogihii Koonfur bogu daaweyn lahaa alka, reer dhaafay Somaliland mudnaan siinaya. joogtay. waxaan gudboon muugdo midnimada น л loo laalıyo midnimada ıyo wadajirka 5. Dhibaalada Shacabka. haatan maanta n3arayaa tirsan halkii mudo Madaxweyn Aoy6o, xubnaha า. Shacabkii musuq y dad xasuusıyo. ganacsiga waqtiga saartid, gaajoodan rajeynaya doontid, talooyinka dalka dadkana furi doontid. dhiman artan fıran galisid. dhuunta Mahadsanid talada dhigi Madaxwevnihii Guuleed. Galmudug."
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -